DAREEN 6aad: Abaarta SIMA iyo Saamaynteeda

DAREEN 6aad: Abaarta SIMA iyo Saamaynteeda

DAREEN 6aad: Abaarta SIMA iyo Saamaynteeda

Dhegaystayaal ku soodhawaada taxanaha barnaamijka DAREEN oo todobaad walba Axadda iyo Jimcaha aad ka dhegaysataan FM-yada Radio Daljir iyo internetka ciwaanka aan ku leenahay ee daljir.com, waana qaybtiisa 6aad.

Hoos ka Dhegayso

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 4
  • 0907688228 muxsin bashiir dooxajoog 7 years ago

    abaarta Daba dheeraatay waxay dhibaato ukeentay nolosha qoysas badan oo xoolo dhaqato iyo beeralay ah Allah ha inga dulqaado abaarta daljir waa mahadsantihiin madaama aad unaxdaan maatada iyo dadka dhiban

  • Waa arin ubaahan in lagu baraarugo maadaama abaartani nooga tagtay
    saamayn muuqata sida SHUBAN XOOLO LA AAAN

  • allaha inakasaaro abaarta sima abaartani waxay ahayd mid aan dad iyo duunyoba madhaafin

  • abaarta sima waxy aheyd tariikhda abaarti ugu cusly uguna samemynta badney ee ku dhufata geyiga soomalida inta la xususto ,runti waa abaar waqti badnn laga shekyndoona dadka aya sameysyna ay kasoo bashadoona waqti ku qadan doonto ,waa abaar glaafty nolsha xoolo badn oo soomaliyeeed iyo dadka qarkisba runtina wa abaar ka duwaneyd abaarihi kale wadanka ku dhufn jiry tusaale ahaan waaa abaar dadkii iyo xooluhu waa yeeen biyo iyou baad lkn abaarihi kale mid baa la waayi jiry labada ,,, tan kale waa abaar sameysy gobolkn geeska africa ilhy ba mhd iska leh oo hada naga soo jabiyey abartii dhulkiina noo doojiyey ………..(sima sameynteda iyo dhibkeedy wadty )

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com