Xukuumada Puntland ayaa dhaqaale gaaraya $3.5 milyan doolar ugu deeqday labada maashruuc ee waaweyn ee kala ah gegida diyaaradaha Garoowe iyo waddada laamiga ee Ceeldaahir-Ceerigaabo.
Kulan lagu qabtay Jaamacadda Bariga Afrika ayaa lagu guddoomay xafladdii lacag wareejinta kaabayaasha dhaqaalaha Puntland, waxaana hadalo qiimo iyo qiiro leh iyo kuwo xusuus mudanba ka soo jeediyey Isimada Puntland, siiba kuwa Nugaaleed.
Warbixinta waxaa inoo haya Cabdixakiin Xuseen Xasan.
Hoos ka dhegayso
COMMENTS
Madax waynuhu wax badan wuu qabtay allaha daayew lkn waxaa uharay xorayntii gobolada SSC
Asc radio daljir
magacaygu waa axmed yuusuf oojoga bacdwayn
waxaan u arkaa arin hormar leh waana kufarx zanahy waana Ku taager sanahy mudane m/C/wali Cali baas
waxaan dhuhi lahaa
horey halooga xijoyo biyo xireenada
asc
manshallh we are moving forward
manshallh we are moving forward
Xukuumada
Ani ahaantayda wax waala qabtay wax aaad ubadanna way hareen wan bogaadinayna