TOP MENU
Wararka
Barnaamijyada
Ciyaaraha
Somalia News & Reports in English
MENU
MENU
RAADI
CAAWA & DALJIR
SAAKA & DUNIDA
XULASHADA DALJIR
MARTISOOR
MAANHADAL
ARDAA
WARKA FIIDNIMO
SHEEKO GAABAN
1
…
3,759
3,760
3,761
3,762
3,763
…
3,927
45132
/ 47116 POSTS
Natiijada tartankii xalay dhexmaray dugsiyada sare ee Muntadda Qardho, Burtine Secondry, Sh. Xamdaan Bossaso iyo Alnuur Baran.
Agoosto 11, 2011
Read More
“Anigu Cuuke ahaan, ballan baan shacabka Mudug ka qaaday; arrinkaas wax kama ogi, waana arrin igu cusub”.
Agoosto 11, 2011
Read More
Sheekh Somali ah, si wayna looga yaqaanay dalka Koofur Afrika, oo shalay dalkaasi lagu dilay.
Agoosto 11, 2011
Read More
R/Wasaare Gaas oo xafiiska ku qaabilay wafti uu hogaaminayo Amb. Mahiga.
Agoosto 10, 2011
Read More
Natiijada Tartankii xalay dhex maray dugsiyada sare ee ka qaybgalaya Barnaamijka Tartan & Tacliin ee Radio Daljir.
Agoosto 10, 2011
Read More
Baahin: Arbaca, Aug 10, Weriye Madar ~ Daljir ~ Bossaso. 19 maxbuus oo ay ka mid yihiin madaxda gobolka Sool ee Somaliland oo la keenay Garowe; R/wasaare Gaar & Amb. Mahiga oo shir ka yeeshay is-badellada siyaasadeed & amni ee Somaliya; Xubno ka tirsan dawlada Puntland & ciidanka Maxamed S. Atam oo kulamo ku yeeshay gobolka Haylaan; Axmed X. Doonyaale, la-taliyaha M/weyne Faroole ee amniga ayaan ka waraysanay.
Agoosto 10, 2011
Read More
?Waa ceeb in hay?ada caafimaadku ay shacabka Puntland ku qiimeeyaan 900,000 oo qof, marka la qaybinayo adeegyada caafimaadka? Dr. Warsame, wasiirka caafimaadka ee Puntland.
Agoosto 10, 2011
Read More
Barnaamijka Tartan iyo Tacliin oo si xamaasad leh uga socda Radio Daljir iyo natiijada tartamadii xalay.
Agoosto 10, 2011
Read More
“Joojiya nabaadguurinta ummadda aad nabaadguurinaysaan, dadka aan mudnayn dilka aad dilaysaan joojiya” Garaad C/llahi Cali Ciid.
Agoosto 8, 2011
Read More
Ilmo dhawr bilood jir ah oo ku dhintay dab qabsaday xero barakacayaal oo ku taalla Garowe.
Agoosto 8, 2011
Read More
Nabaddoon Xasan Xuseen Walloore oo maanta lagu aasay Galkacyo.
Agoosto 8, 2011
Read More
Ururka weriyayaasha aan xudduudda lahayn oo dhaleeceeyey dilka weriye Faarax Xasan Sahal oo maalmo ka hor Muqdisho lagu dilay.
Agoosto 8, 2011
Read More
1
…
3,759
3,760
3,761
3,762
3,763
…
3,927
45132
/ 47116 POSTS
© 2003 - 2020 Daljir™. Waa Hanti Gooni ah oo ha ku Xadgudbin. Optimised by
Newsgain
.
Type something and Enter
WP2Social Auto Publish
Powered By :
XYZScripts.com