TOP MENU
Wararka
Barnaamijyada
Ciyaaraha
Somalia News & Reports in English
MENU
MENU
RAADI
CAAWA & DALJIR
SAAKA & DUNIDA
XULASHADA DALJIR
MARTISOOR
MAANHADAL
ARDAA
WARKA FIIDNIMO
SHEEKO GAABAN
1
…
3,763
3,764
3,765
3,766
3,767
…
3,927
45180
/ 47116 POSTS
Guddoomiyaha cusub ee gobolka Bari C/samad Max?ed Gallan oo maanta xilkii la wareegay.
Luulyo 31, 2011
Read More
Garoowe oo si wayn loogu diyaar-garoobayo xuska sannad-guurada 13-aad ee 1-da Ogoosto.
Luulyo 30, 2011
Read More
Dawladda Federaalka oo sheegtay inay awoodda Al-shabaab ku wiiqayso inta aan la gaarin bisha barakaysan ee Ramadaan.
Luulyo 30, 2011
Read More
Degganaansho maanta laga dareemayo Muqdisho iyo dawladda oo ku hanjabtay sii wadid dagaal.
Luulyo 29, 2011
Read More
Gallan oo loo magacaabay guddoomiyaha gobolka Bari maalin gobolku dhadhamiyay kharaarka aanaysiga qabiil.
Luulyo 29, 2011
Read More
Baahin: Khamiis, Jul 28, Weriye Khadar Cawl ~ Daljir ~ Buuhoodle. Dagaal culus oo u dhexeeya dawladda & Al-shabaab oo Muqdisho ka socda; ciidamada dawladda oo gudaha u galay suuqa Bakaaraha; Dad rayad ah oo lagu laayey tuulada Kob-dhexaad, Bari; Markab u raraa ganacsato reer Somaliland ah oo ay afduub u haysteen burcad badeed Somali ah oo la sii daayey; Wasiirada xukuumada R/wassaare Gaas oo maanta la dhaariyey.
Luulyo 28, 2011
Read More
Nabaddoonnada gobolka Bari oo baaq-nabadeed ka soo saaray colaadda Kob-dhexaad
Luulyo 28, 2011
Read More
Weerar lagu qaaday baabuur maraysay tuulada Kob-dhaxaad ee gobolka Bari oo dhimasho iyo dhaawac sababay.
Luulyo 28, 2011
Read More
Dagaal culus oo u dhexeeya dawladda iyo Al-shabaab oo Muqdisho ka socda iyo ciidamada dawladda oo gudaha u galay suuqa Bakaaraha.
Luulyo 28, 2011
Read More
Ciidama Kenya oo qabqabtay dhallinyaro badan kadib qaraxyo ka dhacay Mandheera.
Luulyo 28, 2011
Read More
Dagaal culus oo dhexeeya dawladda iyo Al-shabaab oo Muqdisho ka socda iyo ciidamada dawladda oo gudaha u galay suuqa Bakaaraha.
Luulyo 28, 2011
Read More
Abaaraha ka taagan koonfurta Soomaaliya oo saamayn ku yeeshay suuqyada iyo dalabka dalagga ee Puntland.
Luulyo 28, 2011
Read More
1
…
3,763
3,764
3,765
3,766
3,767
…
3,927
45180
/ 47116 POSTS
© 2003 - 2020 Daljir™. Waa Hanti Gooni ah oo ha ku Xadgudbin. Optimised by
Newsgain
.
Type something and Enter
WP2Social Auto Publish
Powered By :
XYZScripts.com