TOP MENU
Wararka
Barnaamijyada
Ciyaaraha
Somalia News & Reports in English
MENU
MENU
RAADI
CAAWA & DALJIR
SAAKA & DUNIDA
XULASHADA DALJIR
MARTISOOR
MAANHADAL
ARDAA
WARKA FIIDNIMO
SHEEKO GAABAN
1
…
3,778
3,779
3,780
3,781
3,782
…
3,927
45360
/ 47116 POSTS
Baahin: Isniin, Jun 06, Weriye Maxamed C. Kooshin ~ Daljir ~ Garowe. Garowe: Wasaarada caafimaadka ee Puntland oo sheegtay in cudurka shuban-biyoodku uu ku faafay gobollada Puntland, lana hayo tirada dadka ah ee uu saameeyey; Dr. Cali C/llahi Warsame, wasiirka wasaarada caafimaadka oo ka warbixiyey … Muqdisho: Mudanayaasha baarlamaanka federaalka ah oo aan muddo fadhiisan; Xil. Cali Maxamuud Seeko oo sheegay in fadhiga baarlamaanku dhawaan dib u bilaabmi doono … Muqdisho: Dagaallo khasaare gaystay oo ka socda qaar xaafadaha magaalada; Col. C/Qaadir Indha-buur ayaan ka waraysanay … Laascaanood: Somaliland oo lagu eedeeyey in ay si sharci darro ah u qabatay dad salaad tukanayey; ciidamo fara badan oo la keenay & xaalada magaalada oo cakiran …
Juunyo 6, 2011
Read More
Saraakiisha DFKM oo sheegey in ay dagaalyahanno ajaanib ah ka qabteen Alshabaab
Juunyo 6, 2011
Read More
“Madaxda Federaalku isma khilaafsanee waxaa is khilaafsan M/weyne Shariif iyo Sharciga” Prof. Juriile.
Juunyo 6, 2011
Read More
Madaxweyne Farole oo la kulmay Jaaliyadda Puntland iyo Madaxda dalka Uganda.
Juunyo 5, 2011
Read More
Baahin: Axad, Jun 05, Weriye Axmed Sh. Tallman ~ Daljir ~ Bossaso. Khilaafaadka madaxda dawlada federaalka ah oo sii kordhaya & beesha caalamka ku wareersan xaalda Somaliya; Prof. Juriile ayaan ka waraysanay … M/weynaha Puntland oo walaac ka muujiyey in rabshadaha ka socda dalka Yamen ay ku soo fatahaan Puntland … ?Somaliland waxay garab buuxa siisaa kooxda Al Shabaab ee ku sugan Galgala? Dabayl, guddoomiyaha gobolka Sanaag … Puntland oo sheegtay in amniga gobolla Puntland ay wax weyni iska badaleen, uuna ka soo raynayo …
Juunyo 5, 2011
Read More
M/weynaha Puntland oo walaac ka muujiyey in rabshadaha ka socda dalka Yamen oo ku soo fatahaan Puntland.
Juunyo 5, 2011
Read More
Dawladda Sucuudiga oo ka odayeysay, xabbad joojinna dhex dhigtay dawladda iyo mucaaradka Yemen.
Juunyo 4, 2011
Read More
M/weyne Faroole oo ka hadlay xilliga kala guurka ah, saamaynta ururka Al-shabaab ee Puntland iyo kaalinta Amisom.
Juunyo 4, 2011
Read More
?Tayada iyo tirrada ciidanka daraawiishta iyo kuwa booliska gobolka Sanaag aad bay u liitaan? Taliyaha ciidanka bilayka ee gobolka Sanaag.
Juunyo 3, 2011
Read More
Wasaaradda shaqada iyo shaqaalaha Puntland oo magacowday guddi sare oo xeel-dheerayaal isboorti ah.
Juunyo 3, 2011
Read More
?Tayada iyo tirada ciidanka daraawiishta iyo kuwa booliska gobolka Sanaag aad bay u liitaan? Taliyaha qaybta Sanaag, Gashaanle Guuleed,
Juunyo 3, 2011
Read More
Nuur Max?ed Nuur oo loo doortay guddoomiyaha PUNSAA; ku xigeenkiisa oo loo doortay C/fitaax Max?ed Sugulle.
Juunyo 2, 2011
Read More
1
…
3,778
3,779
3,780
3,781
3,782
…
3,927
45360
/ 47116 POSTS
© 2003 - 2020 Daljir™. Waa Hanti Gooni ah oo ha ku Xadgudbin. Optimised by
Newsgain
.
Type something and Enter
WP2Social Auto Publish
Powered By :
XYZScripts.com