Ciiro Axmed Xasan wuxuu ka mid yahay Jaaliyada Puntland ee Dalka Norwey gaar ahaan magaalada Oslo. Ciiro waxa uu Daljir uga waramay dareenkooda Jaaliyad ahaa weerarkii Af Urur, waxa uuna u tacsiyeeyey dadkii dhibku ka soo gaaray.
Ciiro ayaa talooyin dhanka ammaanka ah u soo jeediyey Dowladda Puntland iyo shacabkaba, wuxuuna Idaacada Daljir uga mahadceliyey doorkeeda warbaahineed.
JFA ayaa khadka taleefanka ee magaalada Oslo ku wareystay.
COMMENTS