Wasaaradda Amniga Soomaaliya oo Digniin Culus Ku Dhawaaqday (dhegayso)

Wasaaradda Amniga Soomaaliya oo Digniin Culus Ku Dhawaaqday (dhegayso)

Wasaarada Amniga ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa soo saartay go’aano la xiriira ducomentiyada been abuurka ah ee waxbarashada iyo ganacsiga loo isticmaalo.

Wasiir Ku Xigeenka Wasaarada Amniga ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Cabdinaasir Saciid Muuse ayaa sheegay in aysan aqbali doonin in ay sii jiraan dadka isticmaala iyo kuwa ka ganacsada ducomentyada been abuurka ah.

DHEGAYSO

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com