Xirfad Baro deedna Shaqo Raajici oo Nuura Cabdisamad ku Dayo

Xirfad Baro deedna Shaqo Raajici oo Nuura Cabdisamad ku Dayo

Qardho – Nuura Cabdisamad Aadan waa gabar baratay caafimaadka, ah kalkaaliso caafimaad, hadana ka shaqaysa rugta caafimaadka ee Manhal Qardho. Nuura waxay aad ugu faraxsantahay in ay shaqo heshay, ayna tahay shaqadii ay soo baratay. Maanta waxaa goobta shaqada ku booqday Wariye Maxamuud Fantastic ee Xarunta Daljir Qardho, kana waraystay farxadeeda.

Hoos ka dhegayso, kuna dayo Nuura oo tallaabooyinkaaga kala horraysii, waligaana ha ka daalin in aad xirfad barato oo aad xirfadle noqoto!

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 1
  • magacygu waa maxamed cabdiraxman axmed 7 years ago

    maasha alh waan kufaraxsanhy inan faalo kaixiyo arimaha xagasare

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com