Xirfad Baro deedna Shaqo Raajici oo Nuura Cabdisamad ku Dayo

HomeWararkaMaqaalo Kale

Xirfad Baro deedna Shaqo Raajici oo Nuura Cabdisamad ku Dayo

Qardho - Nuura Cabdisamad Aadan waa gabar baratay caafimaadka, ah kalkaaliso caafimaad, hadana ka shaqaysa rugta caafimaadka ee Manhal Qardho. Nuura w

Barashada Farsamada Gacanta & Doorka Haweenka (dhegayso | daawo)
GAROOWE | GARSOORKA PUNTLAND OO ISBEDEL KU SOCDO IYO MAXKAMADA DEREJADA 1AAD OO LA HORUMARIYEY
Baraarugga Haweenka | Daljir & BBCMA | Taxanaha 120 AAD|

Qardho – Nuura Cabdisamad Aadan waa gabar baratay caafimaadka, ah kalkaaliso caafimaad, hadana ka shaqaysa rugta caafimaadka ee Manhal Qardho. Nuura waxay aad ugu faraxsantahay in ay shaqo heshay, ayna tahay shaqadii ay soo baratay. Maanta waxaa goobta shaqada ku booqday Wariye Maxamuud Fantastic ee Xarunta Daljir Qardho, kana waraystay farxadeeda.

Hoos ka dhegayso, kuna dayo Nuura oo tallaabooyinkaaga kala horraysii, waligaana ha ka daalin in aad xirfad barato oo aad xirfadle noqoto!

COMMENTS

WORDPRESS: 1
  • magacygu waa maxamed cabdiraxman axmed 7 years ago

    maasha alh waan kufaraxsanhy inan faalo kaixiyo arimaha xagasare

DISQUS: