Xog Warran Reer Norway: “Waalid Fayoow Meeshaan ma Joogo … Hooyo Kasta way Ilmaynaysaa … Cirbad baa ku Taqaan”

Xog Warran Reer Norway: “Waalid Fayoow Meeshaan ma Joogo … Hooyo Kasta way Ilmaynaysaa … Cirbad baa ku Taqaan”

Kulankii Yusuf Garaad, Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya iyo Jaaliyada Dhibban ee Soomaalida Norway

  • Dhibka haysta waalidiinta Soomaalida ee carruurtooda laga qaatay
  • Waalid carruurtooda arkaya oo aan la hadli karin haddii kale xarig mutaysanaya
  • Hooyooyin iyo aabbayaal dhibban

Hoos ka daawo oo ha ooyin:

 

Faallee ama ka falceli mowduuca kore oo ku guulayso $1 Golis prepaid ah.

Qaybta hoose ee faallooyinka iyo falceliska ku qor magacaaga iyo moobilkaaga Golis, ama email wata magacaaga oo buuxa iyo moobilkaaga noogu soo hagaaji: [email protected]

FAALLOOYIN

Website 1
  • Qabyaldii uu lajoogay BBC buu Wali lasofadhiyaa Kuma haboono wasiir dibadeed iyo mid daakhil