Xog Warran Reer Norway: “Waalid Fayoow Meeshaan ma Joogo … Hooyo Kasta way Ilmaynaysaa … Cirbad baa ku Taqaan”

HomeWararkaMaqaalo Kale

Xog Warran Reer Norway: “Waalid Fayoow Meeshaan ma Joogo … Hooyo Kasta way Ilmaynaysaa … Cirbad baa ku Taqaan”

Kulankii Yusuf Garaad, Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya iyo Jaaliyada Dhibban ee Soomaalida Norway Dhibka haysta waalidiinta Soomaalida ee carruurtooda laga qaatay Waalid carruurtooda arkaya oo aan la hadli karin haddii kale xarig mutaysanaya Hooyooyin iyo aabbayaal dhibban Hoos ka daawo oo ha ooyin:  

Naadiyada akhriska oo hawlihii ay bulshada u hayeen istaageen xanuunka Karonaha darti
Baraarugga Haweenka | Daljir & BBCMA | Taxanaha 124aad
Puntland oo xaalad dagaal gashay iyo awaamiirta Guddiga Amniga

Kulankii Yusuf Garaad, Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya iyo Jaaliyada Dhibban ee Soomaalida Norway

  • Dhibka haysta waalidiinta Soomaalida ee carruurtooda laga qaatay
  • Waalid carruurtooda arkaya oo aan la hadli karin haddii kale xarig mutaysanaya
  • Hooyooyin iyo aabbayaal dhibban

Hoos ka daawo oo ha ooyin:

 

COMMENTS

WORDPRESS: 1
DISQUS: