TOP MENU
Wararka
Barnaamijyada
Ciyaaraha
Somalia News & Reports in English
MENU
MENU
RAADI
CAAWA & DALJIR
SAAKA & DUNIDA
XULASHADA DALJIR
MARTISOOR
MAANHADAL
ARDAA
WARKA FIIDNIMO
SHEEKO GAABAN
1
…
3,751
3,752
3,753
3,754
3,755
…
3,927
45036
/ 47116 POSTS
Issimadii dhex-dhexaadinta xurgufihii Galkacyo oo soo saaray qoraal-heshiiseed ka kooban 10 qodob.
Seteembar 25, 2011
Read More
Mudanayaasha baarlamaanka federaalka oo maanta ka doodaya shuruucda maaliyadeed ee dawladda.
Seteembar 25, 2011
Read More
Shir aan caadi ahayn oo ay yeesheen wasiirrada federaalka oo looga hadlay arrimo badan oo gargaar bini?aadanimo ka mid yahay.
Seteembar 24, 2011
Read More
?Waxaani dadnimo ma ahan, damiirka qofka bini?aadanka ahna ma gali karto, waxayna sharaf-dhac ku tahay jiritaankeenna in maalin walba horteenna lagu laayo labeentii bulshadeenna? Guddoomiye Tigay.
Seteembar 24, 2011
Read More
Dhakhaatiir Turki ah oo adeegyo caafimaad ka fuliyey Galkacyo, qalitaanno indha ahna u sameeyey 300 oo qof.
Seteembar 24, 2011
Read More
Baahin: Sabti, Sept 24, Weriye ~ Daljir Mahad Xasan ~ Caabudwaaq. 4,000 oo arday oo u fariistay imtixaanaadka deeq waxbarasho oo ay fidisay Turkey; “Gaalkacyo waxaa ka socda dagaal Alle la dirir ah” Tigay, Gudd. gobolka Mudug; Calas, Gudd. gobolka Galgaduud, oo sharci darro ku tilmaamay doorashada guddoonka cusiub ee Ahlu-sunna.
Seteembar 24, 2011
Read More
Weriye ka tirsan idaacadda codka nabadda oo si xun loogu dhaawacay Bossaso.
Seteembar 23, 2011
Read More
Soomaaliya iyo Talyaaniga oo kala saxiixday heshiis horumarineed.
Seteembar 22, 2011
Read More
“Arrin argagixiso weeye, arrintii dadka lagu jarayeyna weeye …laakiin waxaan aad uga xumahay ummadda oo aan weli ku baraarugin” Afhayeenka baarlamaanka Puntland.
Seteembar 21, 2011
Read More
Xukuumada federaalka oo magacawday guddi farsamo ee dhaqangelinta Tubta La Tiigsanayo (Roadmap).
Seteembar 21, 2011
Read More
Madaxweyne Faroole oo la Kulmay Ganacsato Reer Puntland ah iyo Xildhibaano ka yimid Muqdisho.
Seteembar 20, 2011
Read More
Baahin: Salaasa, Sept 20, Weriye Xasan C. Kuuriya ~ Daljir ~ Bossaso. Gacan-ku-dhiigle hore u dilay Garsoore ka tirsanaan maxkamada darajada 1-aad ee Bossaso oo la qisaasay; Wasaarada gaashaandhigga ee dawlada federaalka ah oo sheegay in ay Al-shabaab weli ku sugan yihiin Muqdisho; Maxkamada sare ee dawlada federaalka ah oo ruqsad u siisay shirkada SKA maamulka madaarka Adam Cadde, Muqdisho.
Seteembar 20, 2011
Read More
1
…
3,751
3,752
3,753
3,754
3,755
…
3,927
45036
/ 47116 POSTS
© 2003 - 2020 Daljir™. Waa Hanti Gooni ah oo ha ku Xadgudbin. Optimised by
Newsgain
.
Type something and Enter
WP2Social Auto Publish
Powered By :
XYZScripts.com