TOP MENU
Wararka
Barnaamijyada
Ciyaaraha
Somalia News & Reports in English
MENU
MENU
RAADI
CAAWA & DALJIR
SAAKA & DUNIDA
XULASHADA DALJIR
MARTISOOR
MAANHADAL
ARDAA
WARKA FIIDNIMO
SHEEKO GAABAN
1
…
3,753
3,754
3,755
3,756
3,757
…
3,927
45060
/ 47116 POSTS
Gabar Wariye ah oo caawa lagu dhaawacay magaalada Galkacyo; xaaladdeeda oo miyir-qab lagu tilmaamay.
Seteembar 14, 2011
Read More
Garsoore ka tirsanaa Maxkamadda Racfaanka oo maanta lagu dilay Bossaso.
Seteembar 14, 2011
Read More
Puntland oo beenisay eedayanta xildhibaanada gobollada Bay & Bakool.
Seteembar 14, 2011
Read More
Baahin: Isniin, Sept 12, Weriye Maxamed C. Kooshin ~ Daljir ~ Garowe. Ciidanka dawlada federaalka ah oo dib u qabsaday Ceel-waaq; Kenya oo lagu eedeeyey faragelin ay ka wado gobolka Gedo; Gen. Ilkajiir oo tafaasiil ka bixiyey qorshaha horumarineed ee dawladaha hoose ee gobollada Puntland; Wasiirka warfaafinta ee Puntland oo tafaasiil ka bixiyey shir ay xukuumada ku gorfaysay amniga gobollada.
Seteembar 12, 2011
Read More
“Dagaalada soo noq-noqday ee Gedo waxaa sabab u ah xukuumada Kenya oo faragalin ba?an ku heysa gobolka” Kaliil, G. Gobolka Gedo.
Seteembar 12, 2011
Read More
Xildhibaano ka soo jeeda gobollada Baay iyo Bakool oo eedeyn kulul u jeediyey Puntland.
Seteembar 12, 2011
Read More
Dhallinyarada Xilligan ka Tahriibaya Hargeysa oo Maraya Heerkii ugu Sarreeyey.
Seteembar 12, 2011
Read More
R/wasaare Gaas oo ka qaybgalaya shirka sanadlaha ah ee Qaramada Midoobey.
Seteembar 12, 2011
Read More
Baahin: Axad, Sept 11, Weriye Jaamac C/raxmaan ~ Daljir ~ Galkayco. Guddi Issimo ah oo loo saaray colaadii Galkacyo; Garaad Saleebaan Buraale ayaan ka waraysanay; Maxkamada ciidanka qalabka-sida ee Puntland oo digniin u dirtay ciidanka dawlada ee hubka ku sita magaalooyinka; Dagaal khasaare gaystay oo ka dhacay gobolka Gedo; Al-shabaab oo la wareegtay Ceelwaaq.
Seteembar 11, 2011
Read More
Guddi Issimo ah oo ka kooban 15 oo loo saaray colaadii Galkacyo.
Seteembar 11, 2011
Read More
Wafti uu hogaaminayo afhayeenka baarlamaanka Puntland oo la kulmay jaaliyada Puntland ee Oslo, Norway.
Seteembar 10, 2011
Read More
Baahin: Khamiis, Sept 08, Weriye Khadar Cawl ~ Daljir ~ Buuhoodle. Puntland oo soo bandhigtay labaataneeyo nin oo ka tirsan Al-shabaab oo lagu qabtay hawlgalladii Galkacyo; Nin hore uga tirsanaa Al-shabaab, shegayna in uu ka baxay, oo isu dhiibay bilayska Puntland; Warbixin ku saabsan waanwaanta nabadeed ee ay Issimada Puntland ka wadaan Galkacyo.
Seteembar 8, 2011
Read More
1
…
3,753
3,754
3,755
3,756
3,757
…
3,927
45060
/ 47116 POSTS
© 2003 - 2020 Daljir™. Waa Hanti Gooni ah oo ha ku Xadgudbin. Optimised by
Newsgain
.
Type something and Enter
WP2Social Auto Publish
Powered By :
XYZScripts.com