TOP MENU
Wararka
Barnaamijyada
Ciyaaraha
Somalia News & Reports in English
MENU
MENU
RAADI
CAAWA & DALJIR
SAAKA & DUNIDA
XULASHADA DALJIR
MARTISOOR
MAANHADAL
ARDAA
WARKA FIIDNIMO
SHEEKO GAABAN
1
…
3,755
3,756
3,757
3,758
3,759
…
3,927
45084
/ 47116 POSTS
Baahin: Khamiis, Sept 01, Weriye Khadar Cawl ~ Daljir ~ Buuhoodle. Iska-horimaad khasaare gaystay oo Galkacyo ku dhex maray ciidanka amniga ee Puntland & dabley taabacsan Al-shabaab; Puntland oo sheegtay in ay hawlgallo ka fulisay galbeedka Galkacyo, kuna jabisay Al-shabaab; Puntland oo soo bandhigtay walxaha qarxa oo lagu qabtay mid ka mid ah kooxda Atam.
Seteembar 1, 2011
Read More
War saxaafadeed – Ciidanka dawladda Puntland oo sii wada hawlgalladii ay ka fulinayeen Galkacyo.
Seteembar 1, 2011
Read More
Baahin: Arbaca, Aug 31, Weriye Axmed Jookar ~ Daljir ~ Bossaso. R/wasaare Gaas oo soo gunaanaday safar hawleedkii uu ku joogay Puntland; Duqa magaalada Muqdisho oo sheegay in ay isu diyaarinayaan martigelinta shirweynaha wadatashiga Somalida; Barkaacayaal lagu laayey xerada Bedbaado, Muqdisho.
Agoosto 31, 2011
Read More
Baahin: Salaasa, Aug 30, Weriye Maxamed C. Kuuriya ~ Daljir ~ Bossaso. Munaasabada Ciid al Fitriga oo laga xusay caalamka Islaamka; Khudbadii M/weyne Shariif ee munaasabada Ciid al Fitriga; Khudbadii M/weyne Faroole ee munaasabada Ciid al Fitriga.
Agoosto 30, 2011
Read More
Galkacyo oo maanta ka isku khilaafay dhalashada bisha Soonfur, lana kala ciiday.
Agoosto 30, 2011
Read More
Iska-horimaad mar kale ka qarxay xaafada Garsoor ee Galkacyo.
Agoosto 30, 2011
Read More
“Haddii ay jiraan kuwo aan maantey afurin, waxaan ku tilmaami karaa asaagaa Alle kaa reeb” M/weyne Faroole.
Agoosto 30, 2011
Read More
Puntland & dawlada federaalka ah oo heshiis ka kooban 13 qodob isla meel dhigay.
Agoosto 30, 2011
Read More
Baahin: Isniin, Aug 29, Weriye Maxamed C. Koohsin ~ Daljir ~ Garowe. Puntland & dawlada federaalka ah oo kala saxiixday heshiis ka kooban 13 qodob; Aragtida shacabka Puntland ee booqashadii M/weyne Shariif; Xirsi M. Hilawle, maxada cusub ee Ahlu-sunna oo ka hadlay qorshaha cusub ee ururka.
Agoosto 29, 2011
Read More
Baahin: Axad, Aug 28, Weriye C/fitaax C. Geedi ~ Daljir ~ Galkacyo. Warbixin: Safarka M/weyne Shariif ee Puntland; Amb. Mahiga oo ku sifeeyey safarka M/weyne Shariif ee Puntland maalin qadarin mudan & tallaabadii ugu mudnayn ee loo qaadan dhinaca dib u heshiisiinta muddo 20 sano ah; Col. Bariise oo ka xog warrramay hawlgallo amni oo laga fuliyey Muqdisho & walxaha qarxa oo ay qabteen.
Agoosto 28, 2011
Read More
M/weyne Shariif oo dib uga laabtay Muqdisho, safar saacado ah oo uu ku yimid Puntland kadib.
Agoosto 28, 2011
Read More
“Dawlada dhexe waxaa ay diyaar u tahay wada-shaqayn buuxda in ay la timaado” M/weyne Shariif.
Agoosto 28, 2011
Read More
1
…
3,755
3,756
3,757
3,758
3,759
…
3,927
45084
/ 47116 POSTS
© 2003 - 2020 Daljir™. Waa Hanti Gooni ah oo ha ku Xadgudbin. Optimised by
Newsgain
.
Type something and Enter
WP2Social Auto Publish
Powered By :
XYZScripts.com