TOP MENU
Wararka
Barnaamijyada
Ciyaaraha
Somalia News & Reports in English
MENU
MENU
RAADI
CAAWA & DALJIR
SAAKA & DUNIDA
XULASHADA DALJIR
MARTISOOR
MAANHADAL
ARDAA
WARKA FIIDNIMO
SHEEKO GAABAN
1
…
3,754
3,755
3,756
3,757
3,758
…
3,927
45072
/ 47116 POSTS
Dawladda Puntland oo soo bandhigtay qof ka tirsanaan jiray Al-shabaab.
Seteembar 8, 2011
Read More
Saraakiisha ciidanka ammaanka ee Puntland oo soo bandhigay nin hore uga tirsanaa Al-shabaab, balse ka baxay.
Seteembar 8, 2011
Read More
Baahin: Arbaca, Sept 07, Weriye Jaamac C/raxmaan ~ Daljir ~ Galkacyo. Warbixin ku saabsan qoys Danish ah oo muddo ay afdub u haysteen burcad badeed Somali ah oo la siidaayey; Garaad Maxamed Cilmi Shirwac ayaan ka waraysanay dadaalada nabadeed ee colaada Galkacyo; Dallada nabadaynta gobollada Puntland oo shir lagu gorfaynayo colaadii Galkacyo uga furmay Galkacyo; Waftigii Puntland uga qayb galay shirka wadatashiga Somalida oo uga xog warrmay madaxda Puntland natiijada shirka wadatashiga.
Seteembar 7, 2011
Read More
Puntland iyo Galmudug oo galay heshiis cusub kadib is-faham darro dhawaan soo kala dhex gashay.
Seteembar 6, 2011
Read More
War saxaafadeed: Soo-bandhigidda Maxaabiistii Lagu Qabtay Hawlgaladii iyo Dagaalkii magaalada Galkacyo.
Seteembar 5, 2011
Read More
Baahin: Axad, Sept 04, Weriye Xalima Sacdiya ~ Daljir ~ Garowe. Shirkii wadatashiga Somalida oo Muqdisho ka furmay; khudbadihii madaxda Somalida; Issimada gobolka Mudug oo shir ka yeeshay colaada Galkacyo; xabab joojin lagaga dhaqaaqay Galkacyo; M/weyne Faroole oo ku eedeeyey Galmudug in ay taakulayso kooxaha argagixisada.
Seteembar 4, 2011
Read More
“Dagaalka Galkacyo ma aha dagaal qabiil; wuxuu ahaa dagaal looga soo horjeedo argagixisada” M/weyne Faroole.
Seteembar 4, 2011
Read More
Ardayda Puntland ee dalka China oo baaq xabad joojin ah ka soo saaray colaada Galkacyo.
Seteembar 3, 2011
Read More
Waftiga Puntland uga qayb galaya shirka wadatashiga Somalida oo lagu soo dhaweeyey Muqdisho.
Seteembar 3, 2011
Read More
Baahin: Sabti, Sept 03, Weriye Jaamac C/raxmaan ~ Daljir ~ Galkacyo. Waraysi & Warbixin: dagaalka Galkacyo & khasaaraha bulsheed ee uu gaystay; Issimada Puntland oo ku baaqay in la joojiyo colaada Galkacyo; Waftiga Puntland uga qayb galaya shirka wadatashiga Somalida oo gaaray Muqdisho.
Seteembar 3, 2011
Read More
Xukuumada federaalka ah oo baaq nabadeed ka soo saartay dagaalka Gaalkacyo.
Seteembar 3, 2011
Read More
Issimada Puntland oo ku baaqay in la joojiyo iska-horimaadka Galkacyo.
Seteembar 3, 2011
Read More
1
…
3,754
3,755
3,756
3,757
3,758
…
3,927
45072
/ 47116 POSTS
© 2003 - 2020 Daljir™. Waa Hanti Gooni ah oo ha ku Xadgudbin. Optimised by
Newsgain
.
Type something and Enter
WP2Social Auto Publish
Powered By :
XYZScripts.com