TOP MENU
Wararka
Barnaamijyada
Ciyaaraha
Somalia News & Reports in English
MENU
MENU
RAADI
CAAWA & DALJIR
SAAKA & DUNIDA
XULASHADA DALJIR
MARTISOOR
MAANHADAL
ARDAA
WARKA FIIDNIMO
SHEEKO GAABAN
1
…
3,756
3,757
3,758
3,759
3,760
…
3,927
45096
/ 47116 POSTS
M/weyne Shariif iyo wafti uu hoggaaminayo oo si weyn loogu soo dhaweeyey Garoowe.
Agoosto 28, 2011
Read More
R/wasaare Gaas oo la kulmay Issimada Sool, Sanaag & Cayn.
Agoosto 28, 2011
Read More
Sarkaal ka tirsan ciidanka nabad sugidda Puntland oo caawa lagu dilay Garoowe.
Agoosto 27, 2011
Read More
Qunbulad gacmeed lagu tuuray xarunta idaacada Daljir ee Galkacyo.
Agoosto 26, 2011
Read More
Baahin: Khamiis, Aug 25, Weriye Khadar Cawl ~ Daljir ~ Buuhoodle. Madaxda midawga Afrika oo dhaqaale ugu yaboohay gurmadka abaaraha ee Somaliya; Wasiirka beeraha ee Puntland oo ka xog warramay safar hawleed wafti uu hogaaminayaa ay ku mareen degmooyinka Caluula, Baargaal & Bareeda; Shirkii Ahlu-sunna ee Caabudwaaq, Galgaduud oo gole baarlamaan lagu dhisay.
Agoosto 25, 2011
Read More
Sh. Yaasiin Cali Saylaan oo ah maamulaha hotelka Saylaan ee Galkacyo oo caawa ka badbaaday isku day dil, inkastoo dhaawac fududi soo gaaray.
Agoosto 25, 2011
Read More
Midowga Africa oo boqolaal Malyuun oo Doolar ugu deeqaya dadka ku macaluulaya Geeska Africa.
Agoosto 25, 2011
Read More
“Ma jiro wax maamul ah oo aan kan Puntland ahayn oo ka jira deegaannada bariga fog, sida Caluula iyo Baargaal” Wasiirka beeraha & waraabka ee Puntland Eng. Bariij-kalo.
Agoosto 25, 2011
Read More
Baahin: Arbaca, Aug 24, Weriye Axmed Jookar ~ Daljir ~ Bossaso. Maxkamada darajada 1-aad ee Garowe oo xukuntay madaxdii gobolka Sool ee Somaliland; M/weyne Faroole oo kala diray maamulkii gobolka Mudug, mid cusubna magacaabay; “Nadaafada, dhiraynta magaalada, iyo dhismaha wadooyinka ayaa noo qorshaysan” Duqa magaalada Bossaso.
Agoosto 24, 2011
Read More
R/wasaare Gaas oo booqday naafada ciidanka xooga dalka, deeq daawooyin ahna gaarsiiyay cisbitaalka Martini.
Agoosto 24, 2011
Read More
M/weynaha Puntland oo kala diray maamulkii gobolka Mudug, mid cusubna magacaabay.
Agoosto 24, 2011
Read More
Midawga Afrika oo berrito oo khamiis ah shir ku yeelanaya Addis-ababa, kana hadli doona abaaraha Geeska Afrika.
Agoosto 24, 2011
Read More
1
…
3,756
3,757
3,758
3,759
3,760
…
3,927
45096
/ 47116 POSTS
© 2003 - 2020 Daljir™. Waa Hanti Gooni ah oo ha ku Xadgudbin. Optimised by
Newsgain
.
Type something and Enter
WP2Social Auto Publish
Powered By :
XYZScripts.com