TOP MENU
Wararka
Barnaamijyada
Ciyaaraha
Somalia News & Reports in English
MENU
MENU
RAADI
CAAWA & DALJIR
SAAKA & DUNIDA
XULASHADA DALJIR
MARTISOOR
MAANHADAL
ARDAA
WARKA FIIDNIMO
SHEEKO GAABAN
1
…
3,783
3,784
3,785
3,786
3,787
…
3,927
45420
/ 47116 POSTS
Baahin: Arbaca, May 18, Weriye Madar ~ Daljir ~ Bossaso. M/weyne Shariif & afhayeen Shariif Xasan oo kulan yeeshay, iskuse af-garan waayey qodobada muranku ka dhashay; Sh. C/risaaq Qaylo, afayeenka wasaarada warfaafinta ayaan waraysanay … Mudaaharaad & is-rasaasayn ka dhacay Badhan; Gudd. gobolka Sanaag ayaan waraysanay … Maxaa sababa dilalka & falal-dambiyeedyada ka dhaca Puntland? Gen. C/nuur, taliyaha ciidanka bilayska ayaan waraysanay … Munaasabado lagu xusay sannadguurada 20-aad ee gooni-isu-taaga Somaliland oo maanta lagu qabtay magaalooyinka Somaliland …
May 18, 2011
Read More
Badhan: Mudaaharaad looga soo horjeedo Somaliland; Is-rasaasayn aan cidi wax ku noqon oo dhex martay ciidanka Puntland & koox u dabaal degaysa xuska 18-ka May.
May 18, 2011
Read More
Guddoomiyihii maxkamada ee gobolka Sool ee Somaliland oo lagu dilay Laascaanood.
May 18, 2011
Read More
Olole nadaafadeed oo ay soo abaabuleen ururada bulshada oo ka bilawday Buuhoodle.
May 18, 2011
Read More
Xuska labaatanaad ee gooni-isu-taagga Somaliland oo maanta la xusay.
May 18, 2011
Read More
Guddoonka baarlamanka federaalka ah oo u muddeeyey doorashada hoggaanka dalka badhtamaha July.
May 16, 2011
Read More
Xildhibaan Barre Hiiraale oo ku xiran magaalada Doolow ee ismaamulka Somalida Itoobiya.
May 16, 2011
Read More
?Dagaalka aan ka wadno Somaliya waa mid aan ku difaacayno ummadda Maraykanka? R/wasaare Farmaajo.
May 16, 2011
Read More
Soomaali lagu tuhunsan yahay argagixisnimo oo lagu qabtay Uganda.
May 16, 2011
Read More
Soomaali lagu qabtay Uganda oo lagu tuhunsanyahay argagixisnimo
May 16, 2011
Read More
Dagaal xalay ka dhacay Muqdisho iyo guulo la kala sheegtay.
May 16, 2011
Read More
Dagaal xalay ka dhacay Muqdisho iyo guulo la kala sheegtay.
May 16, 2011
Read More
1
…
3,783
3,784
3,785
3,786
3,787
…
3,927
45420
/ 47116 POSTS
© 2003 - 2020 Daljir™. Waa Hanti Gooni ah oo ha ku Xadgudbin. Optimised by
Newsgain
.
Type something and Enter
WP2Social Auto Publish
Powered By :
XYZScripts.com