TOP MENU
Wararka
Barnaamijyada
Ciyaaraha
Somalia News & Reports in English
MENU
MENU
RAADI
CAAWA & DALJIR
SAAKA & DUNIDA
XULASHADA DALJIR
MARTISOOR
MAANHADAL
ARDAA
WARKA FIIDNIMO
SHEEKO GAABAN
1
…
3,782
3,783
3,784
3,785
3,786
…
3,927
45408
/ 47116 POSTS
Ku dhawaad 4 milyan oo doollar oo budhcad badeed ku socotay oo lagu qabtay Muqdisho. Afhayeenka bileyska oo ka hadlay.
May 24, 2011
Read More
Sarkaal sare oo ka tirsan Alshabab oo qirtay guul-darro; khasaaraha dagaalka oo sii badanaya iyo goobo horleh oo dagaalku ku fidayo.
May 24, 2011
Read More
?Berri ama saad-dambe ayey ciidamada dawladdu galayaa suuqa Bakaaraha ee Muqdisho? Abti-doon, Wasiiru dawlaha Gaashaandhigga .
May 23, 2011
Read More
Md. Gaashaan oo shaaciyay in wafti uu hogaaminayo M/wayne Faroole uu Puntland u matali doono shirka Nairobi ee Golaha Amniga.
May 23, 2011
Read More
?Waxaan rabnaa in aan ka dhigno Gaalkacyo mid la mid ah Puntland inteeda kale, mana loo dulqaadanayo budhcad badeed siday doonto u dhex marto magaalada” Xeer ilaaliye.
May 23, 2011
Read More
Dad barakacayaal ah oo deggan kaamka Shabeelle, Garoowe oo ka cabanayo duruufo nolol xumo iyo xannuuno la soo gudboonaaday.
May 22, 2011
Read More
Ciidamada dawladda federalka oo ku hareeraysan suuqa Bakaaraha ee magaalada Muqdisho iyo dagaal halkaasi ka socda.
May 22, 2011
Read More
Labada Shariif oo mar 3-aad kulmay, kuse kala kacay fadhigii.
May 21, 2011
Read More
Baahin: Sabti, May 21, Weriye Xalima Sacdiya ~ Daljir ~ Garowe. Tobaneeyo ku dhintay gaadiid daad qaaday; waddada halbowlaha ah ee isku xirta gobollada Puntland oo xiran kadib buundo jabtay; Abshir Ismaaciil oo ka mid ah dadkii gurmadka ahaa ayaan waraysanay … Labada Shariif oo mar 3-aad kulmay, kuse kala kacay fadhigii; khilaafka siyaasadeed oo halkiisii taagan … Imtixaanaadkii shahaadiga ahaa ee dugsiyada dhexe iyo sare ee Puntland oo maanta furmay; Qaar ka mid ah ardayda imtixaanaadka u fariisatay maanta ayaan waraysanay; Wasiirka waxbarashada ayaan isna waraysanay … M/weyne Shariif oo xilkii ka qaaday qunsulkii safaaradda Somalida ee Nairobi, kuna badalay nin ay isu dhaw yihiin … Ciidamo ka tirsan maamulka Dooxada Shabeele oo weerar ku qaaday fariisimo ay Al-shabaab ku lahaayee
May 21, 2011
Read More
Tobaneeyo ku dhintay gaadiid daad qaaday; waddada halbowlaha ah ee isku xirta gobollada Puntland oo xiran kadib buundo jabtay.
May 21, 2011
Read More
Bossaso: 21 Garsoore oo ka trisanaa maxkamadaha gobollada Puntland oo shaqadii laga eryey.
May 21, 2011
Read More
Gen. Yusuf Axmed Khayr oo sheegay in ciidanka Puntland ay ku sugan yihiin fadhiisimadoodii Galgala.
May 20, 2011
Read More
1
…
3,782
3,783
3,784
3,785
3,786
…
3,927
45408
/ 47116 POSTS
© 2003 - 2020 Daljir™. Waa Hanti Gooni ah oo ha ku Xadgudbin. Optimised by
Newsgain
.
Type something and Enter
WP2Social Auto Publish
Powered By :
XYZScripts.com