TOP MENU
Wararka
Barnaamijyada
Ciyaaraha
Somalia News & Reports in English
MENU
MENU
RAADI
CAAWA & DALJIR
SAAKA & DUNIDA
XULASHADA DALJIR
MARTISOOR
MAANHADAL
ARDAA
WARKA FIIDNIMO
SHEEKO GAABAN
1
…
3,766
3,767
3,768
3,769
3,770
…
3,927
45216
/ 47116 POSTS
Baarlamaanka Puntland oo maanta meel-mariyey qorshe lagu kordhinayo qiimaha lacagta dawladdu ay ku sarrifto canshuuraha dadweynaha.
Luulyo 21, 2011
Read More
Baahin: Arbaca, Jul 20, Weriye Xuseen Madar ~ Daljir ~ Bossaso. R/wasaare Gaas oo magacaabay xukuumada ka kooban 18 wasiir oo cusub; Garaad C/llahi Cali Ciid oo sheegay in ay haboon tahay in shirka wadatashiga Somalida lagu qabto Puntland; Warbixin & waraysiyo: Dad ay abaaruu saameeyeen oo ka soo hayaamay gobollada Shabeelada, Bay, Kakool & Gedo oo soo gaaray xeryo ku yaal Muqdisho; Dagaal khasaare gaystay oo ka dhacay deegaanka Bacaad ee Hiiraan / Sh. Dhexe.
Luulyo 20, 2011
Read More
Qaramada Midoobey oo ku dhawaaqday in qaar kamid ah gobollada Somalia ay ka jirto macaluul.
Luulyo 20, 2011
Read More
Khaliif Ciise Mudan oo loo dhaariyey xilka wasiirka amniga oo maalmo ka hor loo magacaabay.
Luulyo 20, 2011
Read More
Baahin: Salaasa, Jul 19, Weriye Kuuriya ~ Daljir ~ Bossaso. “Marnaba macquul ma aha …Garowe ayaa shir lagu qabanayaa;” Xil. Seeko; “Meeshii ummad Somali ahi deggan tahay, nabadeeduna sugan yahay waa lagu qaban karaa, Garowe waa ku habban tahay;” Xil. X. Cabdi Maxamed; Khaliif Ciise Mudan oo ku ballan-qaaday in uu la iman doono qorshe siyaasadeed amni oo lagu sugayo amniga Puntland; Tiro (15) dad danyar ah oo u dhintay macaluul & nafaqo darro gobolka Sh. Dhexe; Taliska ciidanka bilayska ee dawlada federaalka ah oo sheegay in ay u soo galeen ciidamo ka soo goostay Al-shabaab.
Luulyo 19, 2011
Read More
M/weyne Shariif oo ku dhawaaqay in waddanka ay macaluuli ka dillaacaday.
Luulyo 19, 2011
Read More
15 qof oo ku dhintay deegaanno ka tirsan Sh. Dhexe sababo la xiriir gaajada iyo macaluusha ka dhalatay abaarta.
Luulyo 19, 2011
Read More
Shan ruux oo isku qoys ah oo ku dhintay shil gaari oo ka dhacay magaalada Muqdisho.
Luulyo 19, 2011
Read More
“Sool, Sanaag & Cayn ma jiro maamul si toos ah uga shaqeeya, dadka halkaasi degganna allaa u maqan? Axmed Karaash..
Luulyo 19, 2011
Read More
Khaliif Ciise Mudan oo loo magacaabay wasiirka amniga ee Puntland.
Luulyo 18, 2011
Read More
Baahin: Isniin, Jul 18, Weriye Maxamed C. Kooshin ~ Daljir ~ Garowe. Khaliif Ciise Mudan oo loo magacaabay wasiirka amniga ee Puntland; Gen. Yusuf A. Khayr oo loo magacaabay wasiiru-dawle sharci; Mudanayaasha baarlamaanka Puntland oo aqbalay xisaab-xirkii 2010 & miisaaniiyada dawlada ee 2011; Dakhaatiir anaajib ah oo hawlo caafimaad ka fulin doona gobollada Puntland; Dr. Warsame, wasiirka caafimaadka ayaan ka waraysnay; Axmed Karaash oo sheegay in gobollada Sool, Sanaag & Cayn aanay xilligan cidina ka talin, ayna ka jirto xaalad bini-aadanimo oo aad u qallafsan.
Luulyo 18, 2011
Read More
Afar carruur ah iyo aabbihii dhalay oo ku dhintay biyo sumaysan iyo hooyadii iyo qaar ka mid ah carruurtii qoyska oo la il-daran suntaasi.
Luulyo 18, 2011
Read More
1
…
3,766
3,767
3,768
3,769
3,770
…
3,927
45216
/ 47116 POSTS
© 2003 - 2020 Daljir™. Waa Hanti Gooni ah oo ha ku Xadgudbin. Optimised by
Newsgain
.
Type something and Enter
WP2Social Auto Publish
Powered By :
XYZScripts.com