TOP MENU
Wararka
Barnaamijyada
Ciyaaraha
Somalia News & Reports in English
MENU
MENU
RAADI
CAAWA & DALJIR
SAAKA & DUNIDA
XULASHADA DALJIR
MARTISOOR
MAANHADAL
ARDAA
WARKA FIIDNIMO
SHEEKO GAABAN
1
…
3,767
3,768
3,769
3,770
3,771
…
3,927
45228
/ 47116 POSTS
Burcad-badeed Soomaali ah oo qafaalatay markab shidaal siday oo ku soo wajahnaa biyaha Soomaaliya.
Luulyo 18, 2011
Read More
Wasaaradda maaliyadda oo maanta baarlamaanka Puntland horgaysay xisaab-xirkii sannadkii tagay iyo mudanayaasha oo cod aqlabiyad ah ku meelmariyey.
Luulyo 18, 2011
Read More
Muran ka taagan magacaabista golaha wasiirrada federaalka.
Luulyo 17, 2011
Read More
Baahin: Axad, Jul 17, Weriye C/fitaax M. Geedi ~ Daljir ~ Galkacyo. Warbixin ku saabsan hawlaha guddiga gurmadka abaaraha ee dawlada federaalka; wasiirka caafimaadka ayaan ka waraysanay; Somalida Minnesota oo ka qayb qaadanaysa gurmadka abaaraha; Safiya Yaasiin ayaan ka waraysanay; Mudanayaal ka tirsan baarlamaanka federaalka oo dhaliilay afhayeenka baarlamaanka; Dib u dhac ku yimid magacaabida xukuumada R/wasaare Gaas; afhayeenka wasaarada warfaafinta ayaan ka waraysanay.
Luulyo 17, 2011
Read More
Baahin: Sabti, Jul 16, Weriye Adam Shardi ~ Daljir ~ Bossaso. Guddoomiyayaasha gobolada Karkaar, Nugaal & Sool oo shir uga furmay xarunta PDRC; Puntland oo laga bilaabay maalmaha caafimaadka dhallaanka iyo munaasabado lagu maamuusayo oo ka dhacay meelo kale duwan; Burcad badeeda Xarardheere oo ku sii fidiysa xeebta koonfureed ee gobolka Mudug; Al-shabaab oo gobolka Gedo ku gubay gaari ay wateen dad rayad ah.
Luulyo 16, 2011
Read More
Kulan la xiriira hormarinta amniga qaar ka mid ah gobollada Puntland oo maanta ka furmay Garoowe.
Luulyo 16, 2011
Read More
Puntland oo laga bilaabay maalmaha caafimaadka dhallaanka iyo munaasabado lagu maamuusayo oo ka dhacay meelo kale duwan.
Luulyo 16, 2011
Read More
Tahriibayaal Soomaali ah oo laga soo tarxiilay Sucuudiga oo Muqdisho soo gaaray.
Luulyo 15, 2011
Read More
Baahin: Khamiis, Jul 14, Weriye Khadar Cawl ~ Daljir ~ Buuhoodle. Guddiga diyaarinta shirka wadatashiga Somalida oo kulamo la yeeshay madaxda dawlada federaalka ah; Mudanayaal ka tirsan baarlamaanka federaalka ah oo deeq lacageed gaarsiiyey dad danyar ah; Kulan lagu gorfeeyey horumarinta dhaqanka & af-Somaliga oo lagu qabtay xarunta jaamacada PSU, Garowe; Dawlada hoose ee Buurtinle oo bilawday qorshe sare loogu qaadayo wax-qabadka degmada ee dhinacyada amngia & mashaariicda bulsheed.
Luulyo 14, 2011
Read More
Roobab dad ku laayey Muqdisho xilli abaaro xooggan laga soo sheegayo meelo badan oo Soomaaliya ah.
Luulyo 14, 2011
Read More
Carruurta la il-daran cudurrada Jadeecada iyo shubanka oo ku soo badanaya isbitaalka guud ee Garoowe.
Luulyo 14, 2011
Read More
Baahin: Arbaca, Jul 13, Weriye Jaamac C/raxmaan ~ Daljir ~ Galkacyo. Mudanayaal ka tirsan baarlamaanka Puntland oo ku eedeeyey Somaliland in ay colaad ka hurinayso gobolka Cayn; Wasaarada haweenka ee Puntland oo u soo bandhigtay mudanayaahsa baaralmaanka qorshe lagu dabargoynayo gudniinka fircooniga ah; Taliyana ciidanka dawlada ee gobolka Hiiraan oo ka xog warramay dagaal ay isaga hor yimaadeen Al-shabaab; Arday ka qalinjabisay machadka Al-furqaan oo shahaado la guddoonsiiyey.
Luulyo 13, 2011
Read More
1
…
3,767
3,768
3,769
3,770
3,771
…
3,927
45228
/ 47116 POSTS
© 2003 - 2020 Daljir™. Waa Hanti Gooni ah oo ha ku Xadgudbin. Optimised by
Newsgain
.
Type something and Enter
WP2Social Auto Publish
Powered By :
XYZScripts.com