TOP MENU
Wararka
Barnaamijyada
Ciyaaraha
Somalia News & Reports in English
MENU
MENU
RAADI
CAAWA & DALJIR
SAAKA & DUNIDA
XULASHADA DALJIR
MARTISOOR
MAANHADAL
ARDAA
WARKA FIIDNIMO
SHEEKO GAABAN
1
…
3,769
3,770
3,771
3,772
3,773
…
3,927
45252
/ 47116 POSTS
Baahin: Sabti, Jul 09, Weriye Adam Shardi ~ Daljir ~ Bossaso. Sahan biyeed cilmiyaysan oo ka bilawday degmooyinka gobolka Bari; Rasaas lagu furay markab dagaal oo laga leeyahay Britain oo doonayey in uu ku soo xirto marsada Laas qoray; Gaadiidka dadweynaha ee magaalada Garowe oo shaqo joojin sameeyey, kuna sababeeyey sare u kac qiime shidaal; Wafti ka socda dawlada Puntland oo ku sugan Ufayn; Somali lagu laayey dalka Zambia; Gargaar loo fidinayo dadka ay abaartu saameeyeen oo ka bilawday Muqdisho.
Luulyo 9, 2011
Read More
Markab laga leeyahay waddanka Britain oo loo diiday in uu ku xirto marsada degmada Laasqoray.
Luulyo 9, 2011
Read More
M/weyne Faroole iyo wafti uu hoggaaminayo oo u ambabay ka qayb-galka xafladda gooni isku taagga koonfurta Suudaan.
Luulyo 9, 2011
Read More
Axmed Adam Carab oo loo magacaabay Guddoomiyaha gobolka Cayn; Cumar X. Cabdi, Duqa magaalada Buuhoodle.
Luulyo 7, 2011
Read More
Labo qof oo lagu dilay Bossaso iyo mid kale oo lagu dhaawacay; bilayska oo ku raad-jooga raggii falkaasi gaystay.
Luulyo 7, 2011
Read More
Baahin: Arbaca, Jul 06, Weriye Madar ~ Daljir ~ Bossaso. Ururka suxufiyiinta Somaliya (NUSOJ) & kan Puntland (MAP) oo si wadajir ah oo beeniyey in weriye Faysal Boston loo masaafurinayo Ethiopia; Afartameeyo ganacsato ah oo lagu xiray degmada Caabudwaaq, Galgaduud; Warbixin ku saabsan nin Somali ah oo lagu soo oogay falal argagixisnimo; Waanwaan laga dhex wado 2 ardaa oo ku dagaalamay gobollada Mudug & Galgaduud.
Luulyo 6, 2011
Read More
Markab kuwa shidaalka qaada ah oo si dirqi ah uga bad-baaday burcad-badeed.
Luulyo 6, 2011
Read More
Baarlamaanka Puntland oo si kulul ula xisaabtamay hoggaanka bilayska Puntland iyo wasaaradda caddaaladda, waxna ka waydiiyey amniga iyo garsoorka.
Luulyo 6, 2011
Read More
War-saxaafadeed: Daljir oo soo dhawaynaysa heshiis ay la gaadhay xafiiska arrimaha warfaafinta ee madaxtooyada Puntland.
Luulyo 6, 2011
Read More
Kulan wariyaasha gobolka Mudug yeesheen oo looga hadlay hormarka gobolka, lagana soo saaray war-murtiyeed la xiriira xarigga Faysal M. Boston.
Luulyo 5, 2011
Read More
Ururka isutagga Saxafiyiinta ee caalamiga ah ee IFJ oo si kulul u canbaareeyey xarigga weriye Faysal Boston.
Luulyo 5, 2011
Read More
Ururka Qurbajoogta Puntland oo shir ku yeesheen Toronto, Canada.
Luulyo 4, 2011
Read More
1
…
3,769
3,770
3,771
3,772
3,773
…
3,927
45252
/ 47116 POSTS
© 2003 - 2020 Daljir™. Waa Hanti Gooni ah oo ha ku Xadgudbin. Optimised by
Newsgain
.
Type something and Enter
WP2Social Auto Publish
Powered By :
XYZScripts.com