TOP MENU
Wararka
Barnaamijyada
Ciyaaraha
Somalia News & Reports in English
MENU
MENU
RAADI
CAAWA & DALJIR
SAAKA & DUNIDA
XULASHADA DALJIR
MARTISOOR
MAANHADAL
ARDAA
WARKA FIIDNIMO
SHEEKO GAABAN
1
…
3,768
3,769
3,770
3,771
3,772
…
3,927
45240
/ 47116 POSTS
Mudane ka tirsan baarlamaanka Puntland oo maamulka Soomaaliland ku eedeeyey in uu colaadeed ka hurinayo gobolka Cayn.
Luulyo 13, 2011
Read More
CIA-da Maraykanka oo la sheegay in ay maamusho jeelal ku yaala gudaha Soomaliya
Luulyo 13, 2011
Read More
“Rajada Soomaaliya waxay ku xiran tahay, Allihii na uuntay ka sakoow, Soomaali waxay fiirsaneysaa oo ka war dhawreysaa R/wasaare C/wali Maxamed Cali Gaas? xil. Seeko.
Luulyo 13, 2011
Read More
Baahin: Salaasa, Jul 12, Weriye Maxamed C. Kuuriya ~ Daljir ~ Bossaso. Mudanayaasha baarlamaanka Puntland oo cod aqlabiyad ah ku ansixiyey 7 xubnood oo ka mid ah Guddiga Doorashada; Wafti uu hogaaminayo Amb. Mahiga oo soo gaaray Muqdisho, kulamana la yeeshay madaxda dawlada federaalka ah; Guddiga gurmadka & abaaraha ee xukuumada R/wasaare Gaas oo ka warbixiyey la-kulamdoodii intii la magacaabay kadib; Maamulka gobolka Banaadir oo bilaabay dib-u-dejinta barakacayaasha & u gargaaridda dadka danyarta ah.
Luulyo 12, 2011
Read More
Mudanayasha baarlamaanka Puntland oo codka kalsoonida siiyey 7 ka mid ah 9-ka xubnood ee Guddiga Doorashada Puntland.
Luulyo 12, 2011
Read More
Dawladda federaalka oo wadda qorshe dib-u-dejin iyo deegaamayn loogu samaynayo dadka soo barakacay.
Luulyo 12, 2011
Read More
Baahin: Axad, Jul 10, Weriye C/fitaax C. Geedi ~ Daljir ~ Galkacyo. Alle ha u naariistee taliyihii hore ee ciidanka bilayska Puntland G/sare Nuur Salaad oo ku geeriyooday Bossaso; Mudanayaasha baarlamaanka federaalka oo ka dooday heshiiskii Kampala; ?Dhacdo layaab iyo fajac leh ayay nagu noqotey markab kuwa dagaalka ah oo laga leeyahay dalka Britian oo shaley ku soo xirtay Laas qorey? Askar, wasiirka warfaafinta ee Puntland; 50 askari oo ka tirsan ciidamada qalabka sida ee Puntland oo xukunno kale duwan lagu riday.
Luulyo 10, 2011
Read More
?Dhacdo layaab iyo fajac leh ayay nagu noqotey markab kuwa dagaalka ah oo laga leeyahay dalka Britian oo shaley kusoo xirtey Laas qorey? Askar, wasiirka warfaafinta ee Puntland.
Luulyo 10, 2011
Read More
M/weyne ku xigeenka Puntland oo baaq nabadeed u diray shacabka reer Puntland.
Luulyo 10, 2011
Read More
Taliyihii hore ee bilayska Puntland Gaashaanle sare Nuur Salaad Muuse oo maanta ku geeriyooday Bossaso.
Luulyo 10, 2011
Read More
Lacago faalso ah oo lagu arkay suuqyada magaalada Galkacyo iyo Bangiga dawladda oo ka digay qaadashada lacagahaasi.
Luulyo 10, 2011
Read More
Dhibaatooyinka nolol xumo ee ka dhashay abaarta Soomaaliya oo sii kordhaysa iyo gargaarkii mucaawimo oo la bilaabay.
Luulyo 9, 2011
Read More
1
…
3,768
3,769
3,770
3,771
3,772
…
3,927
45240
/ 47116 POSTS
© 2003 - 2020 Daljir™. Waa Hanti Gooni ah oo ha ku Xadgudbin. Optimised by
Newsgain
.
Type something and Enter
WP2Social Auto Publish
Powered By :
XYZScripts.com