TOP MENU
Wararka
Barnaamijyada
Ciyaaraha
Somalia News & Reports in English
MENU
MENU
RAADI
CAAWA & DALJIR
SAAKA & DUNIDA
XULASHADA DALJIR
MARTISOOR
MAANHADAL
ARDAA
WARKA FIIDNIMO
SHEEKO GAABAN
1
…
3,797
3,798
3,799
3,800
3,801
…
3,927
45588
/ 47116 POSTS
Gaalkayco: Nabaddoon Xuseen C Dude oo la aasay iyo dilkiisa oo aan cidna loo qaban.
Maarso 21, 2011
Read More
Garowe: Wasaaradda haweenka oo tababar u furtay haween ka kala yimid laamaha waaasaradda ee gobollada Puntland.
Maarso 21, 2011
Read More
Baahin: Axad, Mar 20, Weriye C/fitaax C. Geedi ~ Daljir ~ Galkacyo . Garowe: 40 gabdhood oo ka kala socda gobollada Puntland oo uu u furtay tababar ku saabsan horumarinta hawlaha & adeegyada bulshada. … Badhan: Golaha deegaanka ee degmada Badhan oo la dhaariyey, ka kooban 27 xubnood oo 9 ka mid ahi ay gabdho yihiin; Mawro Fatima J. Jibriil oo aan ka waraysanay tubta loo maray dhismaha golaha deegaanka … Garowe: Dr. C/llahi Cali Warsame, wasiirka caafimaadka ee Puntland oo aan ka waraysanay dib u habaynta xarumaha caafimaad ee gobollada Puntland … Muqdisho: Xil. Cismaan C. Boqorre oo aan ka waraysanay kulamo wadatashi oo Nairobi & Muqdisho ka socda, kuna saabsan aayaha dawlada federaalka ah …
Maarso 20, 2011
Read More
Innaa lillaahi wa innaa ilayhi raajicuun. Tacsi iyo taariikh-nololeedkii Xildhibaan Carrab-buro
Maarso 19, 2011
Read More
Issimada Sool, Sanaag & Cayn oo ugu baaqay Somaliland in ay ciidamadeeda kala baxdo gobolladaas.
Maarso 18, 2011
Read More
Mudane ka tirsan baarlamaanka Puntland oo dar Alle ugu geeriyooday Galkacyo.
Maarso 18, 2011
Read More
“Duruufta maanta lagu jiraa …wax dibad lagu soo yagleelay ummadda waxba tari mayso” Col. Tacabir.
Maarso 17, 2011
Read More
Xarunta duumada ee gobalka Mudug oo lagu wareejiey wasaarada caafimaadka ee Puntland.
Maarso 17, 2011
Read More
Laascaanood: Dilal, salal siyaasadeed iyo colaad dul-hoganaysa magaalada; warbixin.
Maarso 16, 2011
Read More
Baahin: Arbaca, Mar 16, Weriye Xuseen Madar~ Daljir ~ Boosaaso. Dhahar: Carqalado ka horyimid wafdi ka socda dawladda Puntland oo booqanaya Haylaan; waraysiyo madax sare … Muqdisho: Wasiirka arrimaha dibadda oo ka hadlay kulan ay la qaateen wakiilka QM Mahiga iyo arrimo kale … Laascaanood: Dilal iyo salal siyaasadeed oo dul hoganaya magaalada Laascaanood, Sool … Qardho: Duqa magaalada Qardho oo ballanqaaday in ay si deg deg ah waxa uga qaban doonaan dhallinyaro khatar ku ah amniga …
Maarso 16, 2011
Read More
Baahin: Arbaca, Mar 16, Weriye Madar ~ Daljir ~ Bossaso. Xubno ka tirsan golayaasha dawlada Puntland oo safaro hawleed ku maraya gobollada Sanaag & Haylaan; Dabayal, Gudd. gobolka Sanaag oo aan ka waraysanay … Muran ka dhashay dhismaha golaha deegaanka ee degmada Badhan; Doonyaale, la-taliyaha M/weyne Faroole ee dhinaca ammaanka oo aan ka waraysanay … “Dalka, dadka iyo dareenkoodaba barlamaanka ayaa hogaamiya” Maxamed C/llahi Oomaar … Dilal iyo salal siyaadsadeed oo dul hoganaya magaalada Laascaanood, Sool …
Maarso 16, 2011
Read More
Baahin: Isniin, March 14, Weriye Xaliima Sacdiya ~ Daljir ~ Garowe. Laascaanood: Guddoomiyihii maxkamadda darajada koowaad ee Laascaanood oo la dilay … Muqdisho: Madaxwayne Shariif oo booqday baraha ciidamada islamarkaana bogaadiyay doorka AMISOM … Garbahaaray: Dagaallo kharaar oo ka socda degaanno ka mida gobolka Gedo … Gaalkacyo: Dab qabsaday xero ay daganaayeen barakacayaal, khasaare badanna dhaliyay …
Maarso 15, 2011
Read More
1
…
3,797
3,798
3,799
3,800
3,801
…
3,927
45588
/ 47116 POSTS
© 2003 - 2020 Daljir™. Waa Hanti Gooni ah oo ha ku Xadgudbin. Optimised by
Newsgain
.
Type something and Enter
WP2Social Auto Publish
Powered By :
XYZScripts.com