TOP MENU
Wararka
Barnaamijyada
Ciyaaraha
Somalia News & Reports in English
MENU
MENU
RAADI
CAAWA & DALJIR
SAAKA & DUNIDA
XULASHADA DALJIR
MARTISOOR
MAANHADAL
ARDAA
WARKA FIIDNIMO
SHEEKO GAABAN
1
…
3,798
3,799
3,800
3,801
3,802
…
3,927
45600
/ 47116 POSTS
Duqa magaalada Galdogob oo ku baaqay gurmad deg deg ah & biya-dhaamis loo sameeyo reer guuraaga.
Maarso 13, 2011
Read More
Qoyskii u afduubnaa burcad-badeedda oo loola dhaqaaqay dhinaca Xaafuun.
Maarso 13, 2011
Read More
Baahin: Sabti, Mar 12, Weriye Jaamac C. Axmed …Garaad Ibraahim Baaruud oo sheegay in odayaasha Kalshaale u tagay wadahadalku aanay matalin shacabka gobolka Cayn, colaaddii Kalshaalena ay weli taagan tahay …Duqa magaalada Galkacyo oo sheegay in dib u dejin loo samayn doono dadkii laga burburiyey sandaqadaha & buulasha …”5 askari ayaa kaga dhimatay ciidanka Puntland hawlgalkii burcad-badeedda” Gen. Yusuf Axmed Khayr …Duqa degmada Bendar Bayla oo aan ka waraysanay la-haystayaal u dhashay dalka Denmark oo u afduubay koox burcad badeed ah …
Maarso 12, 2011
Read More
Dawlada Puntland oo goobo u cayimaysa dadkii ay hawgaladu saameeyeen.
Maarso 12, 2011
Read More
Ku caawinta dumarka Soomaaliyeed in ay Kala Mid noqdaan Ragga Dib-u-dhiska Soomaaliya – Danjire John Yates.
Maarso 11, 2011
Read More
Baahin: Khamiis, Mar 10, Weriye Khadar C. Ismaaciil …Xubno ka mid ah indheeragaradka gobolka Cayn oo ka diray dhagarta uu maleegayo maamulka Somaliland …Maamulka gobolka Cayn oo sheegay in colaadda Kalshaale aanay joogsanayn inta laga aasaayo baraagaha Kalshaale …Madaxa guddiga dib u dejinta ee Galgala oo sheegay in qoysaskii ka hayaamay Galgala ay badi soo laabteen …Indhaguran, wasiirka shaqarada & shaqaalaha ee Puntland oo sheegay in ay la-tashi la sameeyeen shacabka gobolka Mudug, tafaasiilna ka bixiyey heshiiskii Garowe ee Puntland & Galmudug …
Maarso 10, 2011
Read More
AMISOM oo sheegtay in dawladdu ka taliso inta badan Muqdisho, kase digtay soo noqoshadaha barakacayaasha ee xilligan.
Maarso 10, 2011
Read More
Midnimo: Furaha Halganka lagu soo celinayo gobolada maqan ee SSC.
Maarso 9, 2011
Read More
Bilayska Puntland oo sheegay in ay qabteen nin la dhashay Atam, kana warbixiyay howl-galladii ammaan ee Gaalkacyo.
Maarso 8, 2011
Read More
Baahin: Salaasa, Mar 08, Weriye Kuuriya…Maamulka gobolka Gedo oo sheegaya in ay Alshabab isaga baxday inta badan gobolka …Maamulka gobolka Banaadir oo ugu baaqay shacabkii barakacay in ay ku soo noqdaan degaankoodii; Maxaa keenay baaqaas …Caalimka Islaamiga ah Sheekh Cumar Faaruuq oo ku geeriyooday magaalada Makka …8-da Maarso oo si wayn looga xusay Puntland, Somalia iyo dhammaan daafaha caalamka …
Maarso 8, 2011
Read More
Shir qurbajoogta Puntland ee Australia & Gurmadka Abaaraha Puntland.
Maarso 8, 2011
Read More
Baahin: Isniin, March 07, Weriye Maxamed C/llahi Kooshin …Hargaysa: Xaabsade, wasiirka warfaafinta Somaliland oo guulo ka sheegtay dagaallo maanta ka dhacay bariga Laascaanood …Waa sidee xaaladda degaanka kadib? Waraysi ayaan idinkaga haynaa arinkaas iyo waliba dareenka haweenka Mudug ee dagaalada Gambare …Saxaafadda Somaliland iyo tabinta dagaallada Sool iyo Cayn ? …Bandar Bayla: Qoys Denmark u dhashay oo ay burcad-badeed ku haystaan degaankaas, waraysi arinkaas ku saabsan …
Maarso 7, 2011
Read More
1
…
3,798
3,799
3,800
3,801
3,802
…
3,927
45600
/ 47116 POSTS
© 2003 - 2020 Daljir™. Waa Hanti Gooni ah oo ha ku Xadgudbin. Optimised by
Newsgain
.
Type something and Enter
WP2Social Auto Publish
Powered By :
XYZScripts.com