TOP MENU
Wararka
Barnaamijyada
Ciyaaraha
Somalia News & Reports in English
MENU
MENU
RAADI
CAAWA & DALJIR
SAAKA & DUNIDA
XULASHADA DALJIR
MARTISOOR
MAANHADAL
ARDAA
WARKA FIIDNIMO
SHEEKO GAABAN
1
…
3,800
3,801
3,802
3,803
3,804
…
3,927
45624
/ 47116 POSTS
Baahin: [Talaado], [March 1], Weriye Axmed Jookar……Boosaaso: Mark Bowden oo maanta ka dhoofay Boosaaso; guddoomiyaha gobolka Bari oo ka hadlay kulamadii ay la yeesheen wafdiga dawliga ah …Gaalkayo: Duqa Gaalkacyo oo lagu soo dhaweeyay Gaalkacyo, kadib markii uu shalay ka noqday is casilaaddiisii iyo kalfadhigii golaha degaanka oo furmay …Muqdisho: Ra?iisul-wasaare Farmaajo oo Muqdisho kula kulmay odayaal-dhaqameedyo …Dawladda Federaalka KMG ah oo ka hadashay dagaallo ay la gashay Al-shabaab …
Maarso 1, 2011
Read More
Axmed C Salad: Dad badan ayaannu u haynaa dilalkii laga fuliyay Gaalkacyo 2-dii sano ee la soo dhaafay.
Febraayo 28, 2011
Read More
Galkacyo: Bilayska iyo daraawiishta oo fuliyay hawl-gallo lagula dagaallamayo maandooriyaha.
Febraayo 28, 2011
Read More
…
Febraayo 27, 2011
Read More
Baahin: [Sabti], [Feb 26], Weriye Sucaad M Maxamed …Duqii magaalada Gaalkacyo oo si kadis ah isu casilay, dalkana uga dhoofay …Barlamaanka Federaalka oo xilli-kordhintooda ku tilmaamay bad-baado shacab …Haweenka Buuhoole oo la hadlay kuwa Hargaysa: Gabadh hooyo noqotay wiil dagaal kuma guugaabiso …Guddoomiyaha gobolka Gedo oo ka hadlay dagaallo ka dhacay gobolkiisa …
Febraayo 26, 2011
Read More
Mudaaharaad ka dhacay Garowe & Galkacyo; haweenka Bossaso oo baaq ka soo saaray colaadda Sool & Cayn.
Febraayo 24, 2011
Read More
Baahin: [Khamiis], [Feb 24], Weriye Khadar C. Ismaaciil … Maamulka & saraakiisha ciidanka ee gobolka Cayn oo ka hadlay colaadda gobolka Cayn … Mudaaharaado lagu dhalleeceeyey maamulka Somaliland, loogana soo horjeedo colaadda gobollada Sool & Cayn oo ka dhacay Galkacyo & Garowe … Afhayeenka ciidanka difaaca ee gobolka Cayn oo aan waraysanay … Danjire Mahiga oo sheegay in hoggaan cusub ay yeelan doonto dawlada federaalka ah ee Somaliya …
Febraayo 24, 2011
Read More
Xog – Qoraal R/wasaare Farmaajo uu ku taageeray xil kororsiga baarlamaanka.
Febraayo 24, 2011
Read More
Mudaaharaad looga soo horjeedo colaadda gobolka Cayn oo ka dhacay Badhan & Hadaaftimo, Sanaag.
Febraayo 24, 2011
Read More
Baahin: [Arbaca], [Feb 23], Weriye Xuseen C. Jimcaale Madar…Madaxda Dawladda FKMG ah ee Soomaaliya oo guul ka sheegatay dagaal ay la galeen kuwa Alshabab;Dagaallo culculus oo ka dhacay Muqdisho, Baladwayne, Baladxaaso iyo gobollada dhexe ee Soomaaliya …Waraysi gaar ah: Wasiirka Gaashaandhiga Dawladda Federaalka KM oo ka hadlay guulaha dawladda ee dagaallada Socda …Boosaaso: Qareenno ka hadlay xad-gudubyo dagaal oo ka dhacay gobolka Cayn,Booliska Bari oo ka hadlay tahriibiyayaal ay soo qabteen …
Febraayo 23, 2011
Read More
Baahin: [Maalin], [Taariik], Weriye …… … … … …
Febraayo 23, 2011
Read More
Cayn: Dagaallo kooban oo maanta dhacay iyo xiisad colaadeed oo saraysa.
Febraayo 23, 2011
Read More
1
…
3,800
3,801
3,802
3,803
3,804
…
3,927
45624
/ 47116 POSTS
© 2003 - 2020 Daljir™. Waa Hanti Gooni ah oo ha ku Xadgudbin. Optimised by
Newsgain
.
Type something and Enter
WP2Social Auto Publish
Powered By :
XYZScripts.com