TOP MENU
Wararka
Barnaamijyada
Ciyaaraha
Somalia News & Reports in English
MENU
MENU
RAADI
CAAWA & DALJIR
SAAKA & DUNIDA
XULASHADA DALJIR
MARTISOOR
MAANHADAL
ARDAA
WARKA FIIDNIMO
SHEEKO GAABAN
1
…
3,799
3,800
3,801
3,802
3,803
…
3,927
45612
/ 47116 POSTS
Dagaallo maanta ka dhacay bariga Laascaanood iyo dhinacyada oo haatan ku jira is abaabul
Maarso 7, 2011
Read More
Baahin: [Maalin], [Taariikh], Weriye … … … … …
Maarso 7, 2011
Read More
Mudaaharaad khasaare gaystay oo looga soo horjeedo maamulka Somaliland oo ka dhacay Laascaanood, Sool.
Maarso 6, 2011
Read More
Baahin: [Axad], [Mar 06], Weriye Cumar Afguduud…Gaalkacyo: Maxkamadda darajada koowaad oo xukunno kala duwan ku ridday eedeeysanayaal lagu soo qabqabtay howl-gallo ammaan oo magaalada ka socda …Howl-galladii adkaynta ammaanka iyo hagaajinta bilicda magaalada Gaakacyo oo galay todobaad …Laascaanood: Bannaanbaxyo looga soo horjeedo Somaliland oo ka dhacay magaalada iyo bilayska oo lagu eedeeyay khasaare …Boosaaso: Wasiirka Caafimaadka Puntland oo ka warbixiyay mashaariic caafimaad oo soo wajahan …
Maarso 6, 2011
Read More
Baahin: Axad, Mar 06, Weriye Cumar Axmed Afgaduud … Banaanbaxayo looga soo horjeedo maamulka Somaliland oo ka dhacay magaalada Laascaanood, gobolka Sool … Maxkamada darajada 1-aad ee Galkacyo oo xukuntay dad lagu eedeeyey falal-dambiyeedyo kala duwan … Dr. C/llahi Cali Warsame, wasiirka caafimaadka Puntland oo ka xog warramay safaro shaqo oo uu kaga soo laabtay dalka dibadiisa … Kalkaaliyayaal caafimaad oo ka qalin-jabiyey machadka culuumta caafimaadka ee Bossaso …
Maarso 6, 2011
Read More
Maxkamada magaalada Galkacyo oo xukuntay 32 qof oo lagu eedeeyey dunuub kala duwan.
Maarso 6, 2011
Read More
Cambaarayn been-abuurkii ?Ninkii la yidhi Isaaqa ayuu shirarka ku soo xidhaa?
Maarso 5, 2011
Read More
Baahin: Khamiis, Mar 03, Khadar C. Ismaciil …Issimada Puntland oo ku baaqay in laga digtoonaado shirqool ay maleegaysto Britain oo lagu kala qoqobayo Somaliya …Maamulka Somaliland oo caburin ku bilaabay saxaafadda gobolka Sool …Maamulka gobolka Cayn oo shacabka uga digay baaqyada nabadeed ee dhagaraysan ee uu ku baaqay maamulka Somaliland …Wasiirka xanaanada xoolaha ee Putland oo aan ka waraysanay safar hawleed wafti uu hogaaminayaa uu ku joogo gobolka Sanaag …Marwo Caasha Geelle oo tafaasiil ka bixisay heshiis ay dhawaan kala saxiixdeen Puntland & Galmudug …
Maarso 3, 2011
Read More
Agaasimayaal loo magaacabay afar ka mida guddoonnada waxbarashada Puntland.
Maarso 3, 2011
Read More
Todoba ku dhimatay shil baabuur iyo 8 bilood jir badbaaday balse wayday waalidkeed.
Maarso 2, 2011
Read More
Baahin: [Arbaca], [Mar 02], Weriye Kuuriya ……Gaari rakaab ah oo ku qalibmay duleedka Dangorayo; 7 qof oo dhimatay, 8 kale oo ku dhaawacantay …Afhayeenka ciidan difaaca ee gobolka Cayn oo ka digay dhagarta baaqyada nabadeed ee maamulka Somaliland …Guddiyada gurmadka abaaraha ee Puntland & kan gobolka Mudug oo kulan wadatashi ah ku yeeshay Galkacyo …Mudanayaasha baarlamaanka dawlada federaalka ah ee Somaliya oo fadhigoodii maanta ka dooday dagaallada ka socda Muqdisho …
Maarso 2, 2011
Read More
Hawgallo maalintii saddexaad ka socda magaalada Galkacyo.
Maarso 2, 2011
Read More
1
…
3,799
3,800
3,801
3,802
3,803
…
3,927
45612
/ 47116 POSTS
© 2003 - 2020 Daljir™. Waa Hanti Gooni ah oo ha ku Xadgudbin. Optimised by
Newsgain
.
Type something and Enter
WP2Social Auto Publish
Powered By :
XYZScripts.com